Waa weriyad ku takhasustay arrimaha ganacsiga iyo dhaqaalaha, waxaanay leedahay waayo-aragnimo ka badan toddoba sano oo ay ka soo shaqaysay warbaahinta Nayjeeriya. Waxa ay xoogga saarta in ay mawduucyada maaliyadeed ee adag si fudud ugu gudbiso bulshada, isla markaana kor u qaaddo ka-qaybgalka haweenka ee dhinaca maaliyadda.
Maraykanku waxa uu isku dayayaa inuu dib u dhiso xidhiidhada uu la lahaa dalalka Nayjar, Maali iyo Burkiina-Faaso, xilli Ruushkuna uu ballaadhinayo Unugga Afrika ee gobolka Saaxil ka hawlgala. Waa loollan kor u qaadaya halista amni ee gobolkan qalalaasaha badan, hodankana ku ah…