Muddo afartan sanno ku dhow, reer Yugaandha ma yaqaannaan madaxweyne aan ahayn Yoweri Musefeeni, oo 81 jir ah, welina talada gacanta ku haya, si kasta oo uu marar badan u ballanqaaday in uu xilka ka tagayo, se la mid noqda uun ballanqaadyadiisa kale ee ah in uu dalka ka dhigayo dal xooggan. Reer…

Jamhuuriyadda Soomaalilaan madaxbannaanideeda ka dhanka ah Jamhuuriyaddii Soomaaliya waxa ay ku dhawaaqday muddo hadda laga joogo dhawr iyo soddon sanno, se ilaa hadda kumay guulaysan in ay hesho aqoonsi caalami ah, walow ay tijaabadeeda siyaasadeed iyo nabadgelyaba guulaysteen. Arrimahan…

Reer Afrika iyo duniduba waxay bisha Meey 25 xusaan Maalinta Afrika oo ku began dharaartii la asaasay Ururkii Midnimada Afrika. Waa xus sannadle ah oo la isku xasuusiyo guulihii ay madaxdii Afriki ku xaqiijisay in ay abuurto urur-goboleed dalalka isu keena oo is dhex geliya. Waddanka Itoobbiya ayaa…