Waa tijaabo dad badani soo arkeen, siiba dadkii kacaamay sannadihii ka dambeeyey 2011. Saaxiib xammaasadaysan baa raba in uu wax ku tusiyo, waa muuqaal taleefannada la isugu dirdiro, se ma aha filin galmo sida qof kastaa filan karo, ee dhallinyaradaas waagaas ku dhex faafsanaa, ka hor intaan la…