Inta aanay Soomaalidu helin dawladnimada casriga ah, waxa ugu badan ee ay dhaqan jireen waxa uu ahaa xoolaha oo ay ugu badnaayeen geela iyo arigu. Manaafacaadka khayraadka baddu aad ayaa uu u yaraa, ka hor inta aan la gaarin kalluumaysiga, waxaaba ka faa’idaysigiisu yaraa beeraha. Waxyaabaha aadka…

Marka laga hadlayo waxsoosaarka, suuqa dhaqaaluhu ma aha mid hufan abidkii. Marar badan waxaa dhacda in waxsoosaarka iyo qiimaha suuqu uu ka bato ama ka yaraado xaddigii la rabay, xaaladdan oo ay dhaqaalayahannadu u yaqaanaan fashilka suuqa. Fashilka Suuqu waxa uu ka dhashaa xaalado dhawr ah oo…

Sucaad waraysigan ay Geeska siisay waxa ay ku soo gudbinaysaa isbeddelada ku yimi shaqooyinka arrimaha gargaarka, musuqmaasuqa baahsan ee ka dhex jira iyo hab fekerka dadka hadda ku biira shaqooyinka gargaarka. …

Kolka laga warramayo dadka ugu saamaynta badnaa ee ilaalinta deegaanka iyo ololayaashii ugu waa weynaa ee dunida ka dhaca kaas oo lagu beerayay dhir, waxaa khasab ah in magaceeda la xuso Wangari Muti Maathai oo ah haweenayda hindistay ololihii lagu beeray tiro ka badan konton milyan oo geed, kaas…

Waxa aan fadhinay makhaayad shaah oo ku taalla Hargaysa, lana dhaho Foolge, waxa ay ka furnayd aagga laga raaco basaska Xera Awr u baxa, koox dhallinyara ah oo falanqaynayey qoraallada Yusuf Garaad ayaa aanu ahayn, aakhirkiina waxa ay falanqayntu nala gashay qoraallada Cabdi Faarax Juxa, waxaana si…

Hordhac
Markii ay duntay dawladdii dhexe ee Soomaaliya, waxaa bilaabmay qalalaase iyo dagaallo sokeeye, badi dadkii Soomaaliyeedna waa ay qaxeen oo waxa ay galeen dalal shisheeye. Kolkii ay jirtay dawladdii Soomaaliya, waa ay jireen socdaalka ay Soomaalidu ku tagaan dalalka shisheeye, si gaar…

Julaay 29, 2024 Baanka dhexe ee Itoobbiya ayaa ku dhawaaqay in habkii sarrifka lacagaha qalaad ee Itoobbiya lagu sameeyay isbeddel, taas oo loo beddelay hab furan oo uu suuqu hoggaaminayo (Flexible or Floating Exchange System), waxa ayna daba socotay dedaallada isbeddel ee uu Abiy Axmed, bilowgiiba…