Skip to main content

Saturday 13 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
أحمد محمود جيسود

Axmed Maxamuud Geesood

Suxufi Soomaaliyeed oo deggan Muqdisho.

Articles by the Author

Faaqidaad |
Gobolka Sanaag waxa lagu tiriyaa mid ka mid ah gobollada ugu muhiimsan dhaqaale ahaan gobollada Somaliland, marka la eego noocyada kala duwan khayraadka dabiiciga ah ee uu gobolkani leeyahay, gaar ahaan dahabka. Jamhuuriyadda Somaliland waxa ku yaalla 11 goobood oo filiqsan dahabka laga qodo, waana…

Wiil dhallinyaro ah oo Soomaali-Ameerikaan ah, laguna magacaabo Cammaar Cabdixamiid Cabdirraxmaan, oo 17 jir ah, ayaa geeriyooday kaddib markii jidhil ba’an loogu gaystay xarunta Cilaajka al-Fajri, oo ku taalla magaalada Qardho ee dawlad-deegaanka Puntland. Cammaar oo ku dhashay gobolka Minisoota…

Subscribe to Category Page