Skip to main content

Saturday 8 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Axmed Mahdi Xuseen

Axmed Mahdi Xuseen

 Axmed Mahdi Xuseen waa cilmi-baadhe ka tirsan Machaadka Sare ee Deraasaadka Horumarinta ee Jaamacadda National Chengchi ee dalka Taywaan, waana guuleystaha barnaamijka MOFA Taiwan Fellowship ee sanadkan 2025, isaga oo metelaya Soomaalilaan. Wuxuu bartay Qorsheynta iyo Maaraynta MashaariicdaXirfadda Macallinimada, Siyaasadda iyo xidhiidhka Caalamiga ah. 

Articles by the Author

Faaqidaad |
Hordhac Sannadkii 2020, Sooomaalilaan iyo Taywaan waxa ay bilaabeen xidhiidh rasmi ah oo iskaashi, iyaga oo ka duulaya qiyamka dimuqraadiyadeed ee ay wadaagaan iyo danaha ay wada leeyihiin. Labada dalba waxa ay dhacaan gobollo juquraafiyeed oo aan xasilloonayn: Geeska Afrika iyo Indo-baasifigga.…

Subscribe to Category Page