Soomaalida, faca kacaamay labaataneeyadii sannadood ee u danbeeyay dhugmo gaar ah bay mudanyihiin marka la joogo caafimaadka dhimirka. Jirrooyinka nafsadeed, sida ay xadkabaxa u yihiin waa aynu wada ognahay marka lagu saleeyo deraasadaha cilmiga ah ee laga sameeyay gayiga soomaalida iyo bahda…