Toddobaadyadii u dambeeyey dunidu waxa ay marag ka ahayd kor u kaca xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan , taasi oo ay is barbar socdeen wadahadallo diblomaasiyadeed iyo diyaargaraw Milatari oo muuqda oo Maraykanku ciidan iyo hub tiro badan ku soo dhoobay gobolka…