Baraawe! Haa, sheekadeennu waxa ay ku saabsan tahay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose iyo hawlgal culus oo khaarijin ah oo ka dhacay habeen yaab lahaa oo ay taariikhdu ku astaysnayd 19 Juun 2013. Si aan u fahanno sheekada habeenkaas iyo hawlgalkaas culus aynu dib u laabanno labo sano iyo…

Dhegaha bulshada iyo warbaahinta waxaa ku soo laalaabtay warar tibaaxaya in Maammulka Buntilaan laga fuliyo xukunno dil ah oo lagu qaadayo xubno ka kala tirsan ururrada al-Shabaab iyo Daacish. Nuxurka iyo farriinta ay xukunnadaasi wataani waa inay Buntilaan tahay maammul ay u degsan tahay…

Qiyaastii waxaan daawaday wax ku dhow ama ka badan toban Gungaar. Gungaar, waa barnaamij ka baxa Telefishanka Qaranka Soomaaliya oo lagu waraysto xubnaha laga qabto Ururka al-shabaab (AS). Haddaba, tobankaa barnaamij ee lagu kala waraystay xubnaha kala duwan ee AS, waxaa jirta wax ay ka sinnaayeen,…

Tobankii sanno ee u dambaysay waxaa warbaahinta iyo dhegaha dadweynaha ku soo laalaabtay dhacdooyinka la xiriira dhicitaannada diyaaradaha UN-ka iyo AU-da. Diyaaradahaasi oo inta badan saanad ciidan iyo xammuul kale u wada ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS ayaa ku dhaca…

“Muhiim ma aha inay Kaniisad tagaan, kaliya waxaan doonayaa inaan qalbigooda ku beero cishqiga Ciise. Qaarbaa shantooda salaad iska tukada baqdin ay ehelkooda iyo bulshadooda ka qabaan, balse waxaa iman doonta maalin ay si xorriyad leh dhulkooda Soomaaliya ugu caabudidoonaan Rabbigooda Ciise…

Suugaantu waa hab fudud oo soo jiidasho leh oo lagu cabbiro dareennada iyo fikradaha culculus ee gunta laabaha ku loollamaya, sidoo kale waxaa lagu macneeyaa dabeecadda iyo maqanta si ay fahamkooda iyo farriimahooda u soo dhawaadaan. Sheekafaneedda oo dabcan ah tiraab suugaaneed ayaa iyaduna ah hab…

Qoftii haweenayda ahayd waxay imika isa soo taagtay illinka qolkeeda. Gacma gariiraya intay albaabka ku cuskatay ayay madaxa iyo inteeda hore bannaanka ula soo baxday. Labadii indhood ee madaxeeda ka soo jeeday ayay jihooyinka degdeg ugu kala qaybisay. Walow ay horay uga sii gaashaamatay, haddana…

Waa dabayaaqadii Diseenbar 2023. Waxaan guriga ka baxay aroor hore oo godka ay biyaha ku jiraan iyo ka ay ka sii baxayaan dirqi lagu kala garanayo. Bishan iyo tii ka horraysay waxaa magaalada Kismaayo maansheeyay biyaha roobka ee El Nino oo bahda cimilada dersa ay ku sheegeen inay toban laab ka…

Bartamihii August ee 1986-dii ayaa waxaa goob fagaare ah la isugu keenay mid ka mida dadkii ku noolaa magaalada Kuhpayeh ee dalka Iiraan, si dhagax nafta looga qaado Soraya Manuchehri. Taliskii Aayatullaahi iyo Sheekhii magaaladu waxay maalintaa goobta ka sheegeen in Soraya ay gogoldhaaf samaysay…