Cunsuriyadda waxa abuura siyaasadaha dawladaha, sida kaliya ee cunsurinimada qofku uga dheeraan karaa waa in uu la dagaallamo, oo qofku gudihiisa ku laabto, oo iska soo hufo fekradaha cunsuriga ah ee ay maskadiisa sida baraad la’aanta ah u galay, kuwaas oo uga yimid dhaqanka iyo diinta bulshadiisa.