Qalalaasaha iyo dhibaatadu ma leeyihiin goob cayiman oo jiquraafiyadeed? Goob la taaban karo ma ku leeyihiin meeraha dhulka dushiisa? Waxa xaqiiqo ah in masuuliyiinta Maraykan ay sidan aamineen konton sanno ka hor, kolkii ay deegaanno ballaadhan oo Bariga Dhexe ilaa Afgaanistaan taxan ay ku…