Skip to main content

Saturday 13 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Andrew Harding

Andaruu Haadhin

Andaruu Haadhin waa saxafi Biritish ah iyo qoraa, waana saxafiga Baariis uga soo warrama BBC-da. intaan Faransiiska loo wareejin waxa uu ahaa saxafi ka soo warbixiya Africa, Midowga Soofiyeet iyo Eeshiya. waxa uu qoray buug tiro ah, oo ay ka mid yihiin, A Small, Stubborn Town, These Are Not Gentle People and The Mayor of Mogadishu. waxaa laga la socon karaa bartiisan X/Twitter.

Articles by the Author

Feker |
Qoraaga iyo saxafiga Andaruu Haadhin (Andrew Harding) waxa uu buuggiisa Maayarka Muqdisho ku soo qaatay booqashadii Kariim Cabdul-Jabbaar Muqdisho ku yimid 1972. Waxa aan halkan idinkula wadaagaynaa garoocasho buuggan ka mid ah oo booqashadaa ka warramaysa. …

Subscribe to Category Page