Skip to main content

Saturday 14 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Alex White

Alex White

Alex White wuxuu shahaadada PhD ka wadaa Jaamacadda Cambridge, oo uu ka wado cilmibaadhis ku saabsan warbaahinta caalamiga ah ee ka hawlgeli jirtay mandiqadda

Articles by the Author

Feker |
Bishii Juun, 1963-kii, Maalkom X iyo Alex Haley waxa ay bilaabeen ka shaqaynta buugga wax badan ka beddelay noloshooda. Qabanqaabadu waxa ay ahayd mid fudud. Maalkom guriga uu ka degganaa Niyuu Yook waxa uu, badanka, iman jiray sagaalka fiidnimo, isaga oo la liicaya daalkii shaqada maalintaas. Ka…

Aragti |
Sannadihii 1950nadii warbaahinta Masar waxay Soomaalida ku boorrin jireen midnimo ka dhan ah gumaysiga — balse kalaqaybsanaanta siyaasadeed wax bay ku darsadeen. Halgankii gumaysiga lagula dagaallamayay wuxuu sidoo kale geyiga Soomaalida u ahaa tartan loogu jiro cidda teedu soconayso. Kolkii…

Subscribe to Category Page