Skip to main content

Monday 20 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Afyare Cabdi Cilmi

Afyare Cabdi Cilmi

Afyare Cabdi Cilmi, PhD, waxa uu Barafasoor iyo Cilmibaare ka yahay Jaamacadda City Muqdisho.

Articles by the Author

Aragti |
25-kii sanno ee ina dhaafay, isbeddelladii siyaasadeed ee Soomaaliya may ahayn kuwo si lama filaan ah u dhacayey, taas beddelkeeda midhaha dedaallo caalami ah, cadaadisyo iyo dhexdhexaadino lagu doonayey ilaalinta xasilloonida xaaladda siyaasadeed ee aan cagaha adag ku taagnayn. Hase ahaatee,…

Barofaseer Af yare Cilmi waxa uu ka digayaa halista ay leedahay isku-koobidda awoodda ee xukuumadda Xasan Sheekh waddo, isagoo ku doodaya in ayna ahayn mid soconaysa, marka la eego sida siyaasiyiinta, maamul goboleedyada iyo bulshaduba uga soo horjeedaan, iyo dhanka kale xukuumadda federaalka oo…

Subscribe to Category Page