Skip to main content

Sunday 20 April 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
Abubakar Fariid Buux

Abubakar Fariid Buux

Abubakar Fariid Buux waa madaxa mac'hadka muusigga ee Jabuuti.

Articles by the Author

Dhaqan |
Awaala sheeggu waxa uu ka mid yahay culuumta dhaqan ee guunka ah, waa waayo-aragnimo aan cilmi ku dhisnayn, oo bulshooyinku adeegsan jireen intaan cilmi-nafsiga iyo culuumta la xidhiidhaa hanaqaadin. Waa waayo -aragnimo la dhugto muuqaalka qofka oo laga soo dhiraandhiriyo shaqsiyaddiisa, xanuunnada uu nugul yahay iyo wixii la la hal maala.

Fan |
Qormadan oo aan cinwaan uga dhigay "Sooyaalka Fanka Soomaalida" waxaan rabaa in aan ku muujiyo facii horseedka u ahaa fanka Soomaalida iyo dadkii dhidibbada u taagay horumarkiisa, aqoontiisa iyo waxa-qabadkoo

Subscribe to Category Page