Aragti
27 Mar 2025
Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya Ma la Badbaadin Karaa?
Barofaseer Af yare Cilmi waxa uu ka digayaa halista ay leedahay isku-koobidda awoodda ee xukuumadda Xasan Sheekh waddo, isagoo ku doodaya in ayna ahayn mid soconaysa, marka la eego sida siyaasiyiinta, maamul goboleedyada iyo bulshaduba uga soo horjeedaan, iyo dhanka kale xukuumadda federaalka oo aan lahayn awooddii ay ku meelmarin lahayd hindisaheeda siyaasadeed.