Skip to main content

Saturday 7 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Aqoonsiga Soomaalilaan & Israa'iil: Xeerka Caalamiga ah, Danaha Qaran iyo Siyaasadaha Haybta

24 January, 2026
Share

Mawduucan oo ay soo qabanqaabisay Madasha Geeska, waxa uu Dr. Guuleed Axmed Jaamac (Dafac) ku furfuray xidhiidhka Soomaalilaan iyo Israa'iil, isaga oo ka eegay dhinacyada xeerarka caalamiga ah, danaha qaran ee dalalka iyo siyaasadaha adeegsiga haybta iyo aragtiyaha dhaqan iyo diineed si loo meelmariyo masaalixda dawladeed.