Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Faaqidaad

Faaqidaad |
Ibafur Qoraalkani waxa uu raacsanyahay qoraalkii hore ee ‘Saylac Waa Mindi Laba Af Leh’ oo daarnaa fahmidda xiisadda Saylac ka aloosan saddexdii bilood ee la soo dhaafay iyo jilayaasha kala duwan ee adeegsanaya kooxaha wakaaladeed ee hawsha ku dhexjira. Waxa caddaatay in Soomaalilaan ay go’aanno…

Waxa muuqata in iskudayga Getachew Reda ee iskudheellitirka xejisashada kaalinta siyaasadeed iyo sarkaxaadinta hadalka ay ku hoos jirto halis dhab ah oo lagu caadiyeynayo ka baxsashada ciqaabta ku habboon burburintii gobolka Tigrayga. Sarkaxaadinta hadalku waa mid masuuliyadda lagu dafiri karo,…

Hordhac Saylac waa magaalo taariikheed aad qaddiimi u ah iyo deked hore. Waa cidhifka ugu shisheeya ee ay Somaliland ka cidhiidhsato marinka Baab Al-Mandab ee isku xidha Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas. Waa meel ay dawladihii hore ee Soomaalida, Muslinka, Cusmaaniyiinta, Carabta iyo Yurubiyaankuba ay…

Intii lagu jiray xagaagii 2025, waxa aan taxane tababarro ah ku qabtay Jaamacadda al-Khaliil. Hadaljeedintaas waxa aan kusoo qaatay sida diiwaannadii Cusmaaniyada ee ku kaydsan arkiifiyada loogu adeegsaday qoraalka sooyaalka Falasdiin. Anigoo kusoo beegmay xilli xasuuq joogto ahi ku socdo…

Magaalada Niyuu Yook, oo lagu naanayso magaalada aan hurdada aqoon, waxay muddo dheer ahayd meel ay siyaasaddeeda gacanta ku hayaan kooxo awood iyo hanti isku darsaday. Koox go’aamin jirtay cidda xilka ku guulaysan karta iyo sida loo maamulo mustaqbalka iyo dhaqaalaha magaalada. Nidaamkaas…

Madaxweynaha Yugaandha Yower Musifiini 10-kii Noofiimber isaga oo ku sugan magaalada Mbale lana hadlaya idaacad maxalli ah, kolkaasna olole ugu jira dib u doorashadiisa, waxa uu sheegay in mustaqbalka ay dagaallo dhici karaan kuwaas oo xiriir toos ah la leh badweynta Hindiya iyo in ay Yugaandha bad…

Waxa dhawaan, mar kale, soo labakacleysay colaadda u dhexaysa Muqdisho iyo Hargeysa oo, markan, daaran arrimaha fiisayaasha iyo duullimaadyada oo uu dhinac kaste isku dayay in uu ku muujiyo cududdiisa iyo saameyntiisa. Waxa ay Soomaaliya doonaysaa in ay xaqiijiso ujeeddooyin isbarkan oo isugu jira…

27-kii Oktoobar ee 2025, kooxda RSF waxa ay gacanta ku dhigeen magaalada al-Faashir ee caasimadda u ah gobolka Waqooyiga Daarfuur, ahna mid kaalin weyn kaga jirta isbeddelladii ugu muhiimsanaa taariikhda Suudaanta casriga ah. Ka dib go’doomin ku dhawaatay 550 maalmood iyo wax ka badan 200 weerarro…

Siyaasadda Xasuuqii La Illaaway Deraasadaha ku saabsan Soomaaliya waxay inta badan isku khaldaan dagaalladii qabiilaysnaa ee 1990-meeyadii iyo xasuuqyadii nidaamkii Siyaad Barre. Waxaa si joogto ah loogu arkaa faallooyinka afka iyo qoraallada cilmiyeed ee casriga ah in dhacdooyinkii xasuuqa ee…

Dagaalka iyo marxaladdii kala-guurka Markii xukuumaddii Siyaad Barre ay la kulantay iska caabbin hubaysan oo kaga timid dhanka Waqooyigii Soomaaliya, waxay bilowday olole xasuuq ah oo ay si gaar ah ugu beegsanaysay bulshada beesha Isaaq, iyadoo isku dayday in ay dhammaan tirtirto jiritaankooda.…

Subscribe to Category Page