Skip to main content

Saturday 6 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Faaqidaad

Faaqidaad |
Xasan Sheekh iyo madaxda maamul goboleedyadu ma waxay heshiis qarsoodi ah ku galeen in ay doorashooyinka dib u dhigaan ilaa 2027? Goormaa la qabanayaa doorashooyinka baarlamaannada iyo ta madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya? Waa weydiinta ka dhex guuxaysa maanka shacabka Soomaaliyeed,…

Geesku wuxuu xafiiska Dacwad-oogaha Guud ee Buntilaan ka helay denbiyada kufsiga ee uu diiwaangeliyay, waxayna noqdeen sidan: Sannadkii 2016, 120 denbi; sannadkii 2017, 123 denbi; 88 denbi oo 2018 ah; 40 kiis oo 2019 ah; 20 denbi oo 2020 ah; 2021 oo la diiwaangeliyay 90 denbi; iyo 53 fal oo…

Markii ay saldhigtay Soomaaliya 2012, ee la meelmariyay dastuurkii kumeelgaadhka ahaa, sidoo kalena la qorsheeyay doorashooyinkii madaxtooyada iyo baarlamaanka, waxaa dalka ku soo qulqulayay qaxoonti badan oo ka soo noqday dalalkii ay u qaxeen. Sababaha soo ceshay qurbajoogtan iyo yoolasha ay ka…

Safarka madaxweynaha Kiiniyi wuxuu ku soo aadayaa xilli milgihii caalamiga ahaa ee Maraykanku uu si xun dirrida ugu dhacay ka dib taageerada joogtada ah ee uu la garab taagan yahay weerarka ay Israa’iil ku waddo Qasa. Maraykanku saaxaddii caalamka si tartiib-tartiib ah ayuu uga soo oodmayaa,…

Sadhadii Koroonuhu waxay ka tagtay cidhibxumooyin caafimaad, amni, dhaqaale iyo bulsheed oo dalalka dunidu aanay muddo yar kaga soo kaban karin. Sadhadani waxay qaawisay tabaha iyo xeeladaha amni ee ay dalalku qaateen, oo aan waxba ka tarin sidii ay ula macaamileen maaddaama uu kediso ahaa, isla…

Reer Afrika iyo duniduba waxay bisha Meey 25 xusaan Maalinta Afrika oo ku began dharaartii la asaasay Ururkii Midnimada Afrika. Waa xus sannadle ah oo la isku xasuusiyo guulihii ay madaxdii Afriki ku xaqiijisay in ay abuurto urur-goboleed dalalka isu keena oo is dhex geliya. Waddanka Itoobbiya ayaa…

Deraasadihii ugu danbeeyay waxay caddeeyeen in Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda, uu aad ugu baahsan yahay maandooriyaha noociisa nafsad-ku-dhegga ah, gaar ahaan kiniinnada ay ka mid yihiin berigaabbaliin (Pregabalin) iyo morfiinta (morphine). Dhiilladan oo lagu tilmaami karo “dilaaga…

Horraantii bishii Febraayo 2024, waxaa magaalada Ankara ee Turkiga ku kala saxiixday heshiis difaac iyo mid iskaashi dhaqaale ah, Wasiirrada Difaaca ee dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga, Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Yasar Guler. In kasta oo aan si rasmi ah loo shaacin qodobbada uu ka…

Soomaaliya ayaa horraantii bisha Meey 2024 dalbatay in albaabbada la isugu dhufto Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya ee UNISOM. Xafiiskan oo magaciisa iyo waajibaadkiisaba dhawr jeer la bedbeddalay, waxaa la asaasay bishii Abriil 1992, xilligaas oo dagaallo aad u qadhaadhi ay dhex…

Somaliland waxa ay, 1991kii, ku dhawaaqday in ay ka noqotay midnimadii ay lixdankii la gashay Soomaaliya. Haddaba, soddon iyo saddex sannadood ka dib, maxaa uga dhaboobay himiladii dawladoobidda, maxaa se caqabado la sheegi karo oo ku hor gudban? Guudmar Somaliland ujeeddada ugu weyn ee loo…

Subscribe to Category Page