Sannadkan 2024 waxa meelo badan oo Afrika ah looga ballansan yahay doorashooyin heer qaran. Ugu yaraan dhawr iyo toban dawladood ayay codkooda ka dhiibanayaan in ka badan 160 milyan oo codbixiye. Haddana hayaanka dimuqraadiyadaynta qaaradda weli fari ka ma qodna.
Bishii Meey 29, 2024, Koonfur…

Muuse Faki wuxuu xilka guddoonka Guddiga Midawga Afrika bannayn doonaa Febraayo 2025. Waxa ay tahay in uu beddelo muwaaddin ka soo jeeda dalalka Afrikada Bari, kuwaas oo—Kiiniya ilaa Komoroos—musharraxiintu isa soo tarayaan.
Faallada Bahda Geeska
Qoraalkan waxa lagu falanqaynayaa doorashada…

Xasan Sheekh iyo madaxda maamul goboleedyadu ma waxay heshiis qarsoodi ah ku galeen in ay doorashooyinka dib u dhigaan ilaa 2027?
Goormaa la qabanayaa doorashooyinka baarlamaannada iyo ta madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya? Waa weydiinta ka dhex guuxaysa maanka shacabka Soomaaliyeed,…

Markii ay saldhigtay Soomaaliya 2012, ee la meelmariyay dastuurkii kumeelgaadhka ahaa, sidoo kalena la qorsheeyay doorashooyinkii madaxtooyada iyo baarlamaanka, waxaa dalka ku soo qulqulayay qaxoonti badan oo ka soo noqday dalalkii ay u qaxeen. Sababaha soo ceshay qurbajoogtan iyo yoolasha ay ka…

Safarka madaxweynaha Kiiniyi wuxuu ku soo aadayaa xilli milgihii caalamiga ahaa ee Maraykanku uu si xun dirrida ugu dhacay ka dib taageerada joogtada ah ee uu la garab taagan yahay weerarka ay Israa’iil ku waddo Qasa.
Maraykanku saaxaddii caalamka si tartiib-tartiib ah ayuu uga soo oodmayaa,…

Reer Afrika iyo duniduba waxay bisha Meey 25 xusaan Maalinta Afrika oo ku began dharaartii la asaasay Ururkii Midnimada Afrika. Waa xus sannadle ah oo la isku xasuusiyo guulihii ay madaxdii Afriki ku xaqiijisay in ay abuurto urur-goboleed dalalka isu keena oo is dhex geliya. Waddanka Itoobbiya ayaa…