Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago.
Muddo…

Waxa suurogal ah in ay Somaliland qarka u saarantahay in ay aqoonsi caalami ah ka hesho dal labaad, dalkaasina uu noqdo Imaaraadka Carabta, ka dib shan bilood aqoonsigii ay Israa’iil siisay, oo ahaa go’aan muran badan dhaliyey, falcelinno badanna laga sameeyey. Filashooyinku waxa ay kor usii kaceen…

Dimuqraadiyaddu ma aha oo keliya doorashooyin la qabto. Waa nidaam ku dhisan xeerar iyo mabda’a ah in cid kasta oo talada haysaa ay ugu dambayn dib ugu noqoto shacabka si ay u hesho sharciyad cusub. Taasi waa waxa kala saara nidaam dimuqraadi ah iyo nidaamyada kali-taliska iyo boqortooyada.…

Budhcad badeedda Soomaalidu waxa ay biyaha Soomaaliya ka fuliyeen bilihii lasoo dhaafay hawlgallo afduubasho oo ka badan wakhti kasta oo hore oo ka mid ah tobankii sanno ee ugu dambeeyey. Laga soo bilaabo 21-kii Abril waxa ay afduubteen saddex markab, ku kalena waa ay weerareen. 21-kii Abril, lix…

Suxufiga reer Maraykan ee Timothy Noah ayaa mareegta The New Republic ku qoray maqaal gorfayn ah oo keliya aanu ku dhaliilin shirkadaha tiknoolajiyadda ee Maraykan, ee uu sidoo kale kala dhigdhigay sheekada ku saabsan in “tiknoolajiyaddu tahay agab xorayn”, isagoo bayaamiyey waaqaceeda ah hannaan…

Dagaallada Trump ee milatari iyo ganacsiba lihi ma sababi karaan dhammaadka awoodda Maraykan? Waa wayddiin marar badan soo noqnoqotay. Joseph Stiglitz ayaa qoray maqaal uu cinwaan uga dhigay “Trump iyo Dhammaadka Gacansarraynta Maraykan”, isagoo ku dhex sheegay in siyaasadaha Trump ee isbedbeddelka…

Wadanka Imaaraadka ayaa, 28-kii Abril, ku dhawaaqay in uu ka baxay Ururka ay ku midoobeen wadamada dhoofiya shidaalka ee magaciisa loo soo gaabiyo ‘OPEC’ iyo OPEC Plus oo ah ururkaas oo lagu daray dalal dheeri ah sida Ruushka.
Wasiirka Tamarta ee Imaaraadka, Suhayb Maxamed, ayaa, goaankan ka dib ka…