Sawirka ay warbaaahinta caalamiga ahi ka bixiso Cali Khaaminaa’i oo laga haystaa waa in uu yahay hoggaamiye siyaasadeed iyo diineed, taas oo samaysantay ka dib markii uu la wareegay jagada Hoggaamiyeha Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan sannadkii 1989-kii oo ah markii uu geeriyooday…

Hoogga iyo dagaalka Suudaan ka socda Isgaa kama ay badbaadin nidaamyada isgaadhiisneed ee Suudaan, waxaana dhacday in magaalooyin iyo gobollo dhani gabi ahaanba galaan go’oon dhijitaal ka dib markii la beegsaday kaabayaasha isgaadhsiinta, taas oo sababtay joogsiga geeddi socodka nololeed.…

Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump, waxa uu 29-kii bishii Diisember ee 2025 la kulmay Raysalwasaaraha Israa’iil, Binyaamin Netanyaahu, iyagoo ku kulmay goob dalxiis oo ku taalla gobolka Falooriida, si ay isula eegaan qaababka loo fulin karo “Qorshaha Nabadda” iyo u gudbidda “Marxaladda…

Waxa ismaandhaaf xooggani ka dhex jiraa kooxaha cadaadiska iyo galaangalka ee Washington, iyagoo isku haya codsiyada iska soo horjeeda ee Federaalka Soomaaliya iyo gooni isu-taagga Somaliland. Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay dhaliilo kulul kala kulmaysaa xubno ka tirsan Jamhuuriga…

Maalmihii u danbeeyey waxa bogagga hore ee saxaafadda haystay magaca ‘Abraham Accords’. Haddaba, aynu ka jawaabno waxa uu u taaganyahay heshiiska Abraham? Heshiiska Abraham waa heshiisyo diblomaasiyadeed oo la saxeexay sannadkii 2020-kii, kuwaas oo lagu caadiyeeyay xidhiidhka ka dhexeeya Israa’iil…

Qalalaasaha amni ee marar badna ka dhacay Somaliland waxa uu banyaal ka dhigayaa goldaloollada baaxadda leh ee ka jira heshiiska siyaasadeed ee Somaliland. Tabashooyinka daaran qaybsiga awoodda, khayraadka iyo metelaada ayaa si isa soo taraysa isugu rogaya gacan ka hadal.…

Hordhac
Jamhuuriyadda Somaliland markii ay la soo noqotay xorriyaddeeda 1991-kii, dalku ma lahayn sharci lagu maamulo ee xukuumaddii ugu horraysay ayaa loo igmaday inay dastuur diyaariso muddo 2 sanno ah gudahood. Nasiibdarro, dastuur lama diyaarin maamulkiina ma saldhigin ee Boorama ayaa shirweyne…

Magaalada Boorama ee magaalo madaxda u ah gobolka Awdal waxa shantii Diisambar ka dhacay dhacdooyin lagu tirin karo dhibaatooyinkii siyaasadeed iyo nabadgalyo ee ugu halista badnaa intii ay Somaliland jirtay. Bannaanbaxyo ka dhashay oggolaanshaha xukuumadda ee xafladda bandhigga Xeer Ciise ayaa…

Ibafur
Qoraalkani waxa uu raacsanyahay qoraalkii hore ee ‘Saylac Waa Mindi Laba Af Leh’ oo daarnaa fahmidda xiisadda Saylac ka aloosan saddexdii bilood ee la soo dhaafay iyo jilayaasha kala duwan ee adeegsanaya kooxaha wakaaladeed ee hawsha ku dhexjira.
Waxa caddaatay in Soomaalilaan ay go’aanno…